Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Baladweyne (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, si uu ugu kuur galo dhibaatada ka dhalatay Fatahaada Wabiga Shabelle. Farmaajo iyo wafdigiisa waxaa magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare , Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlada federaalka iyo maamulka gobolka Hiiraan. Madaxweynaha … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Baladweyne (Daawo Sawirada)